U FIKIR SI KA DUWAN PDF

$2.00

Buuggan waxaa aan ugu talagalay in uu noqdo hagitaan iyo dhiirrigelin ku saabsan nolosha, shaqada, iyo hal-abuurka, isagoo diiradda saaraya xikmadaha iyo casharrada laga baran karo Steve Jobs.
Waxa uu akhristaha ka caawin doontaa:
Fahamka aragtida Steve Jobs ee hal-abuurka, hoggaaminta, iyo guusha. Kobcinta awoodda qofka ee xalinta mushkiladaha iyo gaadhista yoolalka nolosha.

66 Pages
1 MB
After Payment you can Download this pdf File.

Shopping Cart