SIRTA GUUSHA PDF

$2.00

Buuggan Cutubkiisa koowaad: Wuxuu ku saabsan yahay barashada guusha, aragtiyada kala duwan ee ku aaddan macnaha iyo qeexitaanka guusha. Halka cutubka labaad: uu la xiriiro xeerarka kala duwan ee guusha. Cutubka saddexaad: Wuxuu tilmaamayaa muhiimadda ay leedahay in uu qofka ka fikiro guusha iyo gaaristeeda.

141 Pages
2 MB

After Payment you can Download this pdf File.