SIRDOONKII NSS PDF

$1.50

Sirdoonkii NSS waxaa laga soo gaabiyey (National Security Service), oo ahaa Nabad Sugidii iyo Sirdoonkii Soomaaliya xilligii dawladdii Maxamed Siyaad Barre. Xarunta Nss waxay ahayd Muqdisho intii u dhaxaysay 1970 ilaa 1990. Wixii ka dambeeyey dagaalkii ahliga ee Soomaaliya 1991 ayey hawl gab noqotay NSS. Waxaana sannadkii 2013 dib u soo cusboonaysiiyey dawladda Federaalka ee Soomaaliya, magaciina u bedeshey NISA oo laga soo gaabiyey (National Intelligence and Security Agency).

55 Pages
1 MB

After Payment you can Download this pdf File.