SEESKA FALSAFADA PDF

$1.50

Waxa jirta aragti lagu magacaabo aragtida 75% (Theory of 75% Percent). Aragtidani waxa ay sheegtaa in qofku hadii uu arko mawduuc ama qof kale oo ku cusub ay maskaxdiisu samayso qiimayn kedibna qiimayntaas ay uga soo baxdo natiijo uu ku dhiso go’aankiisa iyo aaminaadiisa.

90 Pages
600 KB

After Payment you can Download this pdf File.