SALAAD BAA IDHAAFTAY PDF

$1.50

Waagaynu dhallaanka ahayn, waxa dhaqan ahayd in ay dadka waaweyni inna faraan salaadaha. Amarkooga ayaynu duuduub ku qaadanjirnay, masaajidkana waa aynu tegijirnay; si aynu u soo tukanno. Waxa aynu ogaan jirnay in ay culus tahay salaaddu.

162 Pages
16 MB

After Payment you can Download this pdf File.