RAADKII RIYADEYDA PDF

$2.00

Waxa aan xusuusaha dib ugu celin doonaa waayahaygi noloshii miyiga laga bilaabo qoyskayaga oo dagaallo qabiileed ka qaxaya, aniga oo maqal raace ah, aniga oo bakadaha Mudug ido ku jira, aniga oo dugsiley noqday ka dib na xerow uga sii dallacay dabadeedna inta noloshii miyiga qawaday Muqdisho u fakaday. xusuustebyada noloshii Muqdisho ka dib waxa aan dhiganahan ku soo afmeeri doonaa aniga oo Kenya qaxooti ku ah oo dib u jelleecaya dadkaygi iyo dalkaygi aan ka soo dalaabay.

257 Pages
2 MB

After Payment you can Download this pdf File.