QISOOYINKA NABIYADA PDF

$1.50

Buug yarahan kusoo koobay qisooyinka qaar kamid ah ambiyadii iyo rusushii loo soo diray insaanka si ay ugu iftiimiyaan nolosha. Waxa aan isku dayay in aan qisooyinkan u soo gudbiyo qaab fudud oo kooban. Ahmiyad weyn ayay noo leedahay in aynu wax ka baranno qisooyinka nabiyada.

80 Pages
700 KB

After Payment you can Download this pdf File.

Shopping Cart