QAWAANIINTA SUUQA SARIFKA LACAGAHA QALAAD PDF

$2.00

Buuggaan waxa aad ku baran doontaa qawaaniin iyo shuruuc ay khasab tahay in sarrifle walba uu fikrad ka haysto. Qaanuun walba uu u sii kala bixi doonaa farqooyin iyo cutubyo gaar u sii hoos taga. Ujeedka aan qawaaniinta u soo uruuriyay ayaa ah in aad noqotid Sarrifle ka soo gudba in qof kale fikirkiisa uu ku shaqeeyo, una gudba mid isagu is wadi kara, isagoo raacaya qawaaniin iyo xeerar suuqaan lagula dhaqmi karo, kuwaas oo adigana kugu hayn doono suuqaan.

175 Pages
23 MB

After Payment you can Download this pdf File.