Naftaydaay Gacalo PDF

$2.00

Buuggan Dear Me, Afsoomaali ahaanna aan u bixinnay “Naftaydaay Gacalo”, waa buug ina baraya sida habboon ee aynu nafteenna ula sheekaysan karno, sida aynu u dhiirrigelin karno, sida aynu ugu tilmaami karno khaladaadkeeda innaga oo aan xaganaynin, iyo sida aynu xasillooni u abuuran lahayn nafteennana heshiis ula noqon lahayn.

107 Pages
Size: 1 MB
After Payment you can Download this pdf File.

Shopping Cart