MUU AKHRIYO WAALIDKAY PDF

$1.50

Buuggani waxa uu ka hadlayaa in aynnu la samaynno xidhiidho wanaagsan ubadkeenna, caqabadaha diidi kara xidhiidhadaas iyo hababka suurtagalka ah ee aynnu u xoojin karno. Waxa uu gorfaynayaa hababka la i noo soo barbaariyay iyo sida ay saamaynta ugu yeelan karto habka aynnu u barbaarinaynno ubadkeenna.

304 Pages
36 MB

After Payment you can Download this pdf File.