MAAREE NOLOSHAADA PDF

$2.00

Qorshaha naftaadu waa dariiqa kuu bildhaaminaya (iftiiminaya) meesha aad u socoto iyo sidii aad ku gaadhi lahayd. Waa arimaha buugu si fiican oo hufan uga hadlayo, Ka faaiidaysiga waqtiguna waa arin soo hoos galaysa Qorshaha oo marka uu ruuxu noloshiisa qorshe cad ka leeyahay oo barnaamij u dejisan yahay waqtigiisana wuu ka faaiidaysanayaa.

81 Pages
500 KB

After Payment you can Download this pdf File.