KABASHO & ADKEEYSI NOLOLEED PDF

$1.50

Dhiganahan aan ugu magac daray kabasho iyo Adkeeysi nololeed waa mid aan ugu tala galay inaan wax kaga qoro xaalado badan oo quseeya nolosha sidoo kale aan ogahay in dad badan ay jiraan kuwaas oo u baahan in ay ka soo kabtaan xalado ay horay u soo mareen haday ahaan lahayd guuldarooyin ka soo gaaray waxbarashada oo ay ku niyad jabeen ama kuwo kasoo gaaray shaqo ama kuwa ka soogaaray xariiro ay ka qaadeen niyad jab iyo murugooyin, han la’aan iyo wax qabad yari.

90 Pages
1 MB

After Payment you can Download this pdf File.