HORYAALKA NOLOSHA PDF
$2.00
Buuggan wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahantahay in aad qaaddo, si aad u hesho horyaalka nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. wuxuu ku dareensiin doonaa raaxada nolosha dhabta ah halka laga dhadhamiyo, waxaadna ka heli doontaa dhiirigalin aad u badan oo dhammaan beddeli doonta qaabka aad u aragtid farxadda, wuxuuna ku tusi doonaa in aad tahay qofka ugu farxadda badan adduunka, balse aanan is ogeyn.
152 Pages
1 MB
After Payment you can Download this pdf File.