HORMARI NAFTAADA PDF

$1.50

Buuggaan waa buug kooban kana hadlaayo sida aad guul ugu gaari laheed nolosha. waxa uu kugu hagayaa buugan wadooyin sax ah hadii aad raacdana aad dheefi doontid. Mararka qaaar waa ay adagatahay in aad ka celiso naftaada waxyabaha ay jeceshahay. Buugan waxaan kugu tusi doonaa tusaaloyin wax badan, noloshada ka badali doono insha allah.

71 Pages
6 MB

After Payment you can Download this pdf File.