GUNAANAD PDF

$1.50

Buuggan la magac baxay Gunaanad waa sheeko jacayl ah oo xambaarsan casharo badan ku cibro qaadasho mudan. Waa qiso ay ku jirto samirka iyo dadaalka barta lagu gaadhayo in ay tahay meel aad u saraysa. Sidoo kale waa qiso ay ku jirto waayo aragnimo laga dhax layo nolosha qofka soo food saarta.

96 Pages
1 MB

After Payment you can Download this pdf File.