FILMORA WONDERSHARE – IM252 ACADEMY COURSE

$5.00

Hadii aad daneyneyso in aad muuqaal u sameyso qoyskaaga, asxaabtaada, shirkadaada, aroos, ama meelo kaleba, waxaad u baahantahay in aad taqaan sida loo habeeyo loona jarjaro muuqaallada. Koorsadan ayaadna ku baraneysaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee aad uga baahantahay muuqaal sameynta (Video Editing).