FAHAMKA NAFTEENU WAA FURAHA NOLOSHEENA PDF

$2.00

Buuggaan waxaa loogu talagalay inuu siiyo qofka akhriya aqoon, ku saabsan sidii uu nafsaddiisa u fahmi lahaa kadibna u dhisilahaa. Sidoo kale waxaa loogu talagalay in qofka fahmaa uu noqdo dhakhtarka nafsaddiisa iyo dadka isaga xiriirka la leh dhakhtarkooda xagga nafsadda.

182 Pages
1 MB

After Payment you can Download this pdf File.