FAGAARA KA HADALKA PDF

$1.50

Buugani waa buug ka hadlaya “FAGAARA KA HADALKA”, oo ah sida dad looga hor hadlo ama waxa afka qalaad lagu yidhaahdo (Public Speaking). Khibradan waxa yaqaan dad kooban oo aan badnayn marka loo eego dadka dunida ku nool, isla markaana waxa tiro beel ah dadka aan awoodin inay dad ka hor hadlaan oo lagu qiyaasay ama gaadhaya 75% dadyow ah.

41 Pages
3 MB

After Payment you can Download this pdf File.