DHAMBAALADA QUR’AANKA PDF

$1.50

Waxa uu buuggu soo qaadanayaa aayado ama qayb ka mid ah aayad kaddibna waxa uu ka dheeganayaa oo ka soo saarayaa casharro nololeed iyo talooyin si toos ah u taabanaya qalbiga. Kolka laga yimaaddo xulashada aayadaha waxa quruxda buugga sii kordhinaya gaagaabnaanta casharrada oo qofku aanu ku daalayn, isla jeerkaasna awood u siinaya qofka in uu kolba qayb kooban si fiican u dhugto, casharro iyo talooyin nololeed oo isbeddel dhab ah noloshiisa ku samaynayana uu kala baxo.

246 Pages
19 MB

After Payment you can Download this pdf File.