BUUGGA YAR EE HIBADA PDF

$2.00

Buugga Yar ee Hibada waa buug yar oo kaa cawinaaya in aad hormarisid xirfaddaada, xirfadda caruurtaada, ururkaada ama ganacsigaada. Waa buug ay fududahay in waqti yar lagu akhriyo, waaxaana ku qoran qaabab la hubiyey laguna tijaabiyey goobaha tababarka iyo shaqooyinka kuwaas oo lagu hormariyo xirfadaha.

123 Pages
1 MB

After Payment you can Download this pdf File.