BARASHADA SHEYBAARKA PDF

$1.50

Buuggaan BARASHADA SHEEYBAARKA waxaa nagu dhaliyey in laqoro si loo helo cilmiga sheeybaarka oo ku qoran afka soomaaliga si uu u noqdo buug soomaaliyeed. Waxaa kale oo loogu talagalay buugga cilmiga sheeybaarka in eey wax ka kororsadaan dadka daneeya cilmiga sheeybaarka oo eey ku adagtahay afafka kale ee qalaad ee uu cilmigaan inta badan ku qoranyahay.

141 Pages
9 MB

After Payment you can Download this pdf File.