ASTAAMAHA QOFKA HANKA SARE LEH PDF

$2.00

Han sare waa shayga kugu xanbaaraya in aad u istaagto oo ka mira dhaliso yoolka aad hiigsanayso. wuxuu yiri Cumar bin khaddaab: “Hankaaga ha yarayn”. Han sare waxay ka dhigan tahay in qofku yaraysto caqabad kasta oo ka hortimaada inta uu hiigsanaayo yoolka uu rabo inuu gaaro.

136 Pages
2 MB

After Payment you can Download this pdf File.