AABE QANI AABE FAQIIR PDF

$2.00

Buugga AABE QANI AABE FAQIIR waa tarjumida buugga Rich Dad Poor Dad oo uu qoray 1997 Qorraagga Robert Kiyosaki, Buugga wuxuu u olaleynayaa muhiimada ay leedahay waxbarashada dhaqaale, iyo xornimada lacageed, iyo sidoo kale dhisida qaninimada iyadoo la maalgashanayo hantida shaqsiyadeed hadii ay noqon laheyd lacag, maskax iyo tamarta jirka.

209 Pages
1 MB

After Payment you can Download this pdf File.