10 MAGAC QAYBTA 2AAD PDF

$2.00

Runtii labada qaybood ee buugan (10 Magac), waa laba qaybood is-dhammaystiraya. Qaybtii kowaad ee 10 magac (Socdaalka Samada Toddobaad), waxa ay barbilow u ahayd la-xidhiidhidda Alle. Waxa ay ibafur u ahayd nolol cusub, oo ku salaysan dib isugu noqosho. Halka ay qaybta labaad ee (Dheelminta Nafaha Xasilloon), ka tahay heerka labaad ee uu gaadhayo qofkii qaybtii hore ka soo gudbay, ee nolol cusub oo Alle ku xidhan bilaabay.

155 Pages
2 MB

After Payment you can Download this pdf File.