NAQSHADDAHA SUUQA CHART PATTERNS PDF

HORDHAC

Buuggani waxa uu Ku barayaa Hababka Jaantusyadda Ee Suuqa Forex Sameeyo. Naqshaddaha waa Caawiyaal Kuu Sahlaya Inaad Faham Balaaran Ka Hesho Suuqani Iyo Guul-Dhaqaale Aad Kaga Samayso.
Naqshaddaha (Chart Patterns) Waa Kuwa Kala Duwan Iyo Kuwa Isku Jaanna, Waxa Uu Buuggani Yar kaa Caawin Doonnaa Inaad Si Fudud Aad Ku Fahanto Guud Ahaan Nashqadaha Suuqu Sameeyo Hadii Kolkii Hore Wareer uu Kaaga Jiray Iyo Isku Dhax-yaac Xaga Fahanka Guud Ee Nashqaddaha (Chart Patterns) Wixi Hadda Ka Danbeeya, Waxaa Guud Ahaan Soo Af-jari Doontaa Fahan Daraddii Kaa Haysatay Jaantus Yada Kala Duwan uu Sameeyo Suuqan.

WAA MAXAY NAQSHADDAHA SUUQA (CHART PATTERNS)?

Chart Patterns waa Naqshadda ama qaabka uu suuqu bixiyo marka uu Ranging ku jiro suuqu, Jaantusyadda suuqu bixiyo waa habab kala duwan iyo Tusaalooyin gaara kaa soo sheegaya mid kasta micno u gaara iyo tusmo u gaara. Naqshaddaha waxa ay kuu sheegayaan meesha uu ujihaysan yahay suuqa, marka uu ranging ka baxo, waa luqad ay ku wada hadlaan traders ka suuqa.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 21 Pages
Nooca: PDF
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *