NAFTAADA LATASHO PDF

HORDHAC

Buuggan waxa uu si qoto dheer u falanqaynayaa sida aad ula hadli karto naftaada marka adkaanta ay timaado, sida aad u daryeeli karto marka ay daasho, una dhiirrigelin karto marka ay quus gasho. Waxa uu xambaarsan yahay xikmado, su’aalo nafeed, dhiirrigelin iyo tusaalooyin nolosha dhabta ah ka yimid, kuwaas oo kuu horseedi doona isbeddel muuqda.
(Naftaada la hadal sida aad ula hadli lahayd qof aad jeceshahay)

Buugan oo dhameystiran:
Waa: 22 Page
Lacagta: $1.5

Shopping Cart