NADA OO U CABANEYSA CAA’ISHA PDF

HORDHACA BUUGA

(Nada oo u cabanaysa Caa'isha)

Waa wada sheekeysi uu Dr.iyad ku fidin doonno wax ka mid ah waxa ay ka tidhi Caa'isha (RC) la dhaqankii nabigu uu la dhaqmi jirey, iyo noloshii macanayd ee xaasnimo ee ka dhaxeysay, waxa uu na ku dari doonaa waxyaabo badan oo kaalmeenaya soo bandigidda sheekadan, isaga oo Dr. ku ku dadaali doona sheekadan dhexdeeda laba arrimood:
1. in nabiga (N.N.K.H) la ilaaliyo ereyadiisa axaadiithta ku dhex timi, isla markaana aan waxba laga beddelin.
2. in axaadiithta ku dhex timaada dhigganahan, isla markaana jawaabta u ah (Nada) ay noqoto Kuwa sugan,oo aan daciif ahayn.

(Nada oo u cabanaysa Caa'isha) waa sheeko-fanneed yar, oo cilmi badan ku duugan yahay, waxa uu DR-ku jeediyay iyada oo muuqaal ah, Dabeetana waxa laga dhigay qoraal. sheekadan (Nada) waa sheeko matalaysa in badan oo ka mid ah dumarka maanta, Dr-kuna sheekadan waxa uu ku soo ururiyay 23-mushkiladood oo mashaakilka kala haysta maanta lammaanayaashu ay ku ururayso. Aniguna marka aan arkay cilmiga badan, ee ku duuggan sheekadan Ayaan afkeennii hooyo, ee soomaaliga ahaa ku tarjamay.


Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 51 Page

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *