MUU AKHRIYO WAALIDKAY PDF

HORDHAC

Buuggani waxa uu ka hadlayaa in aynnu la samaynno xidhiidho wanaagsan ubadkeenna, caqabadaha diidi kara xidhiidhadaas iyo hababka suurtagalka ah ee aynnu u xoojin karno. Waxa uu gorfaynayaa hababka la i noo soo barbaariyay iyo sida ay saamaynta ugu yeelan karto habka aynnu u barbaarinaynno ubadkeenna. Ilmuhu waa dareen lugaynaya, ama waaba dareen gebi ahaantii. Mar kasta ma woodi karno in aynnu fahanno waxa uu dareemayo, marar badanna waa in aynnu waqti badan ku bixinnaa dejintooda, laakiin dedaalkan iyo jacaylkan ayaa kaaga filan badqabka dareen ee ilmahaaga mustaqbalka. Haddii aad si dhab ah u la falgasho dareenka ilmahaaga sannadaha ugu horreeya ee noloshiisa, waxa ay baranayaan in xaaladaha adag ay wanaagsanaan doonaan, waxa ayna dareemi doonaan qanacsanaan, gaar ahaan haddii ay helaan cid fahmaysa oo ay u soo bandhigtaan dareennadooda.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 304 Pages
Nooca: PDF
Size: 36 MB
Lacagta: $1.5

1 thought on “MUU AKHRIYO WAALIDKAY PDF”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *