MUCJISADA WAABERIGA PDF

HORDHAC

Mucjisada waaberiga Waa Buug Dhiirragelin ah ee uu Qoray Hal Eldord, waxaana tarjumay C/Casiis (Caateeye), Wuxuu Kusiinayaa Tilmaam Iyo Tusaaleyaal aad ku Beddesho Noloshaada, Adiga oo ka faa'ideysanaya Aroornimadaada Una Beddelaya Aroornimo Mucjiso Leh. Waxuu kuu qeexayaa sirooyin badan ee kaa qarsoon, Wuxuu Anfacayaa Ardayda, Ganacsatada Iyo Shaqaalaha Dhammaan Si Isku Wada Mid ah ayuu uga Caawinayaa Inuu Kusoo Biiriyo Noloshooda Isbeddel Weyn oo ay Mahdiyaan.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 223 Pages
Nooca: PDF
Size: 1 MB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *