MUCJISADA AROORTII PDF

HORDHAC

Buuggan Mucjisada Aroortii waa Shax cusub oo isbeddel ah, Taas oo u ogolaata dadka inay ku guuleystaan heerka Xiga ee soo socda iyo guushooda shaqsiyadeed, mid Xirfadeed, iyo xitaa Dhaqaalahaaga, Kobaca ganacsigaaga , iibkaaga iyo dakhliga kusoo gala, badanaana waxay daaha ka Rogtaa habab cusub oo khibrad u leh heerar qoto dheer oo dhameystir Iyo dheeli-tirnaan ah oo ku saabsan qeybaha noloshaada oo laga yaabo Inaad dayacday. Tani waxay ahmiyad weyn u tahay, Caafimaadkaaga, Farxadaada, xidhiidhkaaga, maaliyaddaada iyo shaqsiyadaada oo idil.

Dhiganahan Mucjisada Aroortii wuxuu Caddeeyay waxa keliya ee awood u siin kara qofku inuu ka gudbo caqabadaha u muuqda, kuwa aan laga gudbi karin iyo sameynta guulo waaweyn oo duruufaha Nololeed ku xeeran. Haddii aad rabto inaad horumar ballaadhan ka sameyso Dhowr Meelood oo muhiim ah , ama aad diyaar u tahay inaad Dayactir weyn oo wax weyn ka beddeli doona Noloshaada oo dhan si duruufahaaga hadda jira ay dhowaan u noqdaan Xasuus keliya, waxaad bilaabeysaa Safar Mucjiso ah adoo adeegsanaya geedi socod kacaan ah oo dammaanad ka qaadaya inuu wax ka beddelo waxwaliba ee noloshaada quseeya Ka hor 8:00AM.
Buugga Mucjisada Aroortii wuxuu beddelay nolosha kumanaan Kun oo ay ka mid tahay xitaa teyda, runtii waxay kuu noqoneysaa xoojiye si aad u beddesho taada. Waxaana inoo bilaabmaya Safarkii Mucjisada ahaa ee aan ku dooneynay inaan ku beddelno hanaanka imika aynu ugu Nool-nahay nolosha.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 141 Pages
Nooca: PDF
Size: 1 MB
Lacagta: $2

3 thoughts on “MUCJISADA AROORTII PDF”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *