KUMAA TAHAY (FREE) HORDHACA BUUGA Ku soo dhawaaw walaalkayga/walaashayda akhristaha ahow, kuna soo dhawaaw buugaan magaciisu yahay kumaa tahay isbaro aad guuleysatidee oo aan filayo inaad ka helidoontid. Buugaan sida ka muuqata ciwaankiisa waxaan diirada ku saarayaa shaqsiyada qofka, noocyada dadka, sidoo kale buugaan wuxuu ka hadlayaa sidii aad isku baran lahayd oo aad u noqon lahayd qof isyaqaana nafsadiisa ogna awoodihiisa.Buugaan wuxuu kaaga jawaabi doonaa su’aalahaan:Kumaa tahay?Waa maxay guul?Maxaa iga hortaagan guusha?Sidee ku heli karaa wax kasta oo aan rabo? Buuggan oo dhameystiran:Waa: 27 PageSize: 150 KB AKHRISO SOO DEGSO
It is best service i liked
It’s really awesome 👌