AQRINTA QUR’AANKA (FREE)

HORDHACA BUUGA

KU CAAWI NAFTAADA AQRINTA QUR'AANKA

Qoraalkaan kooban waxaan ugu talagalay in aan u soo dhaweeyo dadka quraanka barshadiisa bilaabaya in ay ku bartaan calaamadaha quraanka ku jira iyo waxa ay u taaganyihiin inkastoo ay wax badan ka dhiman yihiin hadana inta aan soo koobay waa hubaal wax uun in aad ka fahmi doontaan calaamadaha Quraanka insha’Allah. Haku ekaanin inta qoraalkaan ku qoran ee mar waliba waxaa wanaagsan inaad sii raadiso waxa oo aad Macalimiinta Quraanka dhigta aad weydiiso wixii ku sahlayo quraan barashadiisa.

Buugga oo dhameystiran:
Waa: 33 Page
Size: 500 KB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *