KITAABKA IIMAANKA (FREE)

HORDHACA KITAABKA

Kitaabkaan waa kitaab iimaankaaga kobcinaya waxaa soo diyaariyey walaalkeena Haadi Hassan Ahmed waa kitaab aad ka heleysid xadiisyo badan oo weliba afsoomaali ku fisiran, Waxaan ka soo qaadanaynaa 3 xadiis ka mid ah.

Xadiiska 1aad.

عَنِ ابْنِ عُمَرَ رضي الله عنه قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم «بُنِيَ الإِسْلَامُ عَلَى خَمْسٍ: شَهَادَةِ أَنْ لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَأَنَّ مُحَمَّدًا رَسُولُ اللَّهِ، وَإِقَامِ الصَّلَاةِ، وَإِيتَاءِ الزَّكَاةِ، وَالحَجِّ، وَصَوْمِ رَمَضَانَ

1. Ibnu Cumar Allaha ka raali noqdee wuxuu yiri: Rasuulkii Alle (S.C.W) wuxuu yiri: Islamka shan ayuu ku dhisan yahay, in la qiro in Ilaah mooye Ilaah kale uusan jirin Muxammedna yahay Rasuulkii Alle (S.C.W), Salaadana in la hagaajiyo, Sakadana la bixiyo, Xajkana lasoo xajiyo, Bisha Ramadaana la soomo.

Xadiiska 2aad.

عن انس بن مالك رضي الله عنه، أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: ((لَا يُؤْمِنُ أَحَدُكُمْ حَتَّى يُحِبَّ لِأَخِيِه مَا يُحِبُّ لِنَفْسِهِ))

2. Anas wuxuu ka waryay Nabiga (S.C.W) inuu yiri: Iimaan lagama helin axadkiina ilaa uu la jeclaado walaalkiisa waxa uu nafsadiisa la jecelyahay.

Xadiiska 3aad.

عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ قَالَ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: ((مَنْ صَامَ رَمَضَانَ إِيمَانًا وَاحْتِسَابًا غُفِرَ لَهُ مَا تَقَدَّمَ مِنْ ذَنْبِهِ))

3. Abii Hureyra Allaha ka raali noqdee wuxuu yiri: Rasuulkii Alle (S.C.W) wuxuu yiri: qofkii sooma bisha Ramadaanka asagoo rumeysan Alle (S.W) dambi dhaafna ka rajeynaayo waalo dhaafa dambigii uu hore u galay.

Kitaabka oo dhameystiran:
Waa: 30 Page
Size: 388 KB

2 thoughts on “KITAABKA IIMAANKA (FREE)”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart