KABASHO & ADKEEYSI NOLOLEED PDF

HORDHAC

Dhiganahan aan ugu magac daray kabasho iyo Adkeeysi nololeed waa mid aan ugu tala galay inaan wax kaga qoro xaalado badan oo quseeya nolosha sidoo kale aan ogahay in dad badan ay jiraan kuwaas oo u baahan in ay ka soo kabtaan xalado ay horay u soo mareen haday ahaan lahayd guuldarooyin ka soo gaaray waxbarashada oo ay ku niyad jabeen ama kuwo kasoo gaaray shaqo ama kuwa ka soogaaray xariiro ay ka qaadeen niyad jab iyo murugooyin han la'aan iyo wax qabad yari.

Xaaladaha keeni kara niyad jabka

Sida ku cad ciwaanka aynu ka hadlaayno waxaa jira noocyo badan oo keeni kara niyad jab ka een marka hore aan qeexno isla kalmada la yirahado niyad jab hadana aan kahadlno sidaan oga kabsan karno ficil ahaan. Niyad-jabka (xanuunka weyn ee niyad-jabka) waa jirro caafimaad oo caadi ah oo halis ah oo si xun u saameeya sida aad dareemeyso, qaabka aad u fekereyso iyo sidaad u dhaqmi lahayd. Nasiib wanaag, sidoo kale waa la daweyn karaa. Niyad-jabku wuxuu keenaa dareen murugo iyo/ama luminta xiisaha hawlaha aad mar ku raaxaysanaysay.

Badi dhalinyarada hada ama jiilka waqtigaan niyad jabka ugu baadan waa midka ay kala kulmaan xiriirada ay sameeyaan qiyaastii waqtiga ugu niyad jabka badan ee ay la kulmaan dadka waa ila da'aada 16-40 jir waxaan dhihi karaa waa inta ugu niyad jabka badan uu qof kasta maro. Waxaa jiri kara sababo badan oo macquul oo keena niyad-jabka kuwa ugu badan waxaan u malynaa inay yahiin kuwa ka dhasha xiriir fashilmay, shaqo lagu guulaysan wayay, waxbarsho aad ku fashilantay, ganacsi aad ku qasaartay, xaqiiqatan aad bay u badan yahiin marka waxaan ka hadli doonaa intaan oo aan saari doona diirada. Sidii aad oga kabasan lahayd iyo sidii aad ku yeelan lahayd Adkeeysi nololeed intaba.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 90 Pages
Nooca: PDF
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *