ISKU FILNAASHO (FREE)

HORDHACA BUUGA

Buugaan inaan qoro ayaa waxaa igu dhaliyay arimo ay ka mid yihiin:
- Shaqa la’aanta baahsan ee ka jirta guud ahaan dalka.
- Niyad jabka haya ardaydii muddo sanado ah waxbarasho soo waday markii ay qalin jabiyeena shaqo la’aantu soo wajahday.
- Caawinaad la’aanta dadka xoogaa dhaqaalaha ah haysta iyo sida ay uga jiifaan wax badan oo ay qaban kareen.
- Dalka oo lahayn goobo si gaar ah u tababara una soo saara hal-abuurayaal isku filan oo ganacsiyo kala duduwan abuura dhalinyara badan shaqaaleysiiya.

Hadaba waxaan ugu baaqayaa dhamaan ardayda hada wada waxbarashadii iyo kuwa horey usoo qalin jabiyayba in ay ka faa'iideystaan buuggan.

Buuggaan oo dhameystiran:
Waa: 45 Page
Size: 800 KB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *