ISBAR FAR-QURXINTA (FREE)

FAR-QURXINTA (HAND-WRITING)

Farqurxinta ama handwriting ka waa Xirfad aad muhiim u ah in la barto, sidoo kale waa shay markasta kaalin muhiim ah kaga jirta nolosha aadanaha, siiba noloshan casriga oo ay adagtahy inuu nolaado qofan waxna qorin waxna aqrin waayo waxa lagu jiraa xili dunidu si xawaare ah u hormaryso sidaa darteed qofkasta waxaa muhiim ah inuu iska qurxiyo fartiisa.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 30 Page
Size: 1 MB

Shopping Cart