IRRIDAHA GUUSHA (FREE)

HORDHAC

Buuggan waxa uu ka koobanyahay kana hadlayaa 150 qiso iyo 3 maqaal. buuggani waa kuwo dhab ah, dhacayna (fact history), kana dhacay meelo kala du-duwan oo ka mid ah koonkan/caalamkan aynu ku noolahay korkiisa/dushiisa, waana qissas dhammaan mid kasta oo ka mid ahi ay si dareen leh utaabanayso ugana hadlayso waaqaca nolosha aadamaha.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 528 Page
Size: 4 MB

Shopping Cart