HANTIDA DAAHSOON PDF HORDHACA BUUGA Hantida daahsoon waa hanti aan la taaban karin, lagaana xadi karin, Sidoo kale inooga muuqan indhaheena.Hantiyaha daahsoon waxaa ka mid ah:- Caafimaadka ama Badqabka- Caqliga ama Garaadka-Waqtiga ama Aminta- Cilmiga ama Aqoonta"Caafimaadku waa sheyga ugu horeeya ee kuu suura galinaya inaad sameyso dhaqaaq qurxoon"."Qiimaha waqtigu waa qiimaha Nolashaada"."Caqliga iyo Cilmiga waa ciidan u heelan ilaala- daada iyo hormarinta naftaada". Buuggan oo dhameystiran:Waa: 50 PageNooca: PDFSize: 1 MB BUY NOW|HADA IIBSO