HAL KAGA DAYO PDF HORDHAC Dhammaan dadka dunida ku nooli waxay leeyihiin damac, waxayna jecel yihiin in ay gaadhaan darajo sare, kana duwanaadaan dadka intiisa kale.Buuggan Hal Kaga Dayo waxa uu ku siinayaa talooyin iyo tusaalayaal, wuxuuna kugu dhiiri gelinayaa in aad awoodi karto in aad noqoto qofka aad rabtid in aad noqotid iyo in aad gaadhi kartid meesha aad rabtid in aad nolosha ka gashid. Wuxuu ku barayaa in qofkasta oo dunidan magac kaga tagay uu is qiimeeyey, gartayna waxa uu ku fiican yahay, qorshana sameystay, qaadayna dariiqii gaadhsiinaayey waxa uu hiigsanaayo. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 93 PageLacagta: $2 BUY NOW|HADA IIBSO