HABABKA MASKAX DHAQISTA EE UMADAHA PDF

HORDHAC

Hadii aynu bini-aadam nahay waxaan samayn karnaa waxyaabo cajiib leh, aduunkan sida aan doono ayaan ka yeeli karnaa, balse sidoo kale waxaynu nahay noolayaal si fudud loo khiyaami karo ama maskaxda looga badali karo. Buugani kooban wuxuu ku saabsan-yahay sida fudud ee umad dhan maskaxda looga qabsan karo ama loo maamuli karo iyaga oon ku digtoonayn. hababka ku qoran buugani waa sida ay dawladaha iyo dadka xilalka haya u maamulaan umadaha, maskaxdana uga badalaan.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 22 Page
Nooca: PDF
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *