GUUL DARADU WAA WADADA GUUSHA PDF

HORDHAC

Guushu waa inaad garatid wadada aad ku socoto iyo halka aad u jeedo iyo waxa aad rabto. Dadka guul-daraystay waa dadka ka faa’idaysan garan waayey nolosha, ee wax ka baran waayey wadooyinka loo maro guusha. Markaas waxa laga maarmaan ah in uu qofku barto wadooyinka guusha si uu uga dhabeeyo hamigiisa iyo riyadiisa.
Buuggan wuxuu ku bari doonaa wadooyin badan oo aad guul ku gaari kartid wuxuu isugu jiraa Xikmadooyin, Qisooyin, iyo sheekooyin saameyn weyn Noloshaada ku yeelan doonto.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 106 Page
Nooca: PDF
Size: 1 MB
Lacagta: $2

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *