FURAHA GANACSIGA PDF

FURAHA GANACSIGA PDF

Buuggaan waxa uu muuqaal fiican ka bixinayaa bilaabista, kobcinta iyo badbaadinta ganacsiga, kuna qoran Af-Soomaali, una qoran qaab cilmiyeysan wuxuu:
- Muuqaal fiican kaa siinayaa: sida loo helo fikrad ganacsi, loo horumariyo, looguna badalo ganacsi shaqaynaya.
- Si fiican kaaga haqabtiraya sidaad ku xulan lahayd ganacsi samayn kara koboc iyo faa'iido fiican, iskana caabin  kara tartanka.
- Talaabo talaabo kuu tusinaya sidaad u sameyn lahayd: qorshe ganacsi, qorshe suuqgeyn, qorshe maaliyadeed iyo qaab fakar itiraatiiji ah.
- Daawo u raadinta waxyaabaha ganacsiyada soomaalidu ku liitaan sida: istiraatiijiyadda, maaliyadda, suuqgeynta iyo tartanka.
Buugaan oo ku salaysan Cilmibaaris socotay muddo dheer, aqoon iyo waayo aragnimo, waa mid heer kasta oo aad kaga jirto ganacsiga kugu kordhinaya aqoon, ganacsigaagana ka dhigaya mid ka dhex muuqda sayladaha ganacsiga.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 304 Page

1 thought on “FURAHA GANACSIGA PDF”

  1. Wonderful work! That is the kind of info that are supposed to be shared around the web.

    Shame on Google for now not positioning this post higher!

    Come on over and talk over with my web site
    . Thanks =)

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *