FURAHA FOREX TRADING PDF

HORDHACA BUUGA

Kadib marka aan arkay sida aan uga fognahy hababka internetka looga shaqeeysto,waxaan jecleeystay in aan qoro buugani, Si aan xog badan usiiyo dhamaan dadka aan kalsoonida kuqabin suuqyada internetka. waxaan ugu tala galay kumanaan qof oo dunida daafaheeda joogo masne doonayo in eey Forex wax ka ogaadaan balse aanan helin xog kufilan. Dhanka kale waxaa jiro dad badan oo bilowgoodi Forex lamarin habaabiyay, taaas oo dhib badan ukeentay in ey suuqani fahmaan. Balse Buugani waxaan filaa in uu kaakabi dhamaan dul-duleelka kaa haysto dhanka Forex heerka hoose ilaa heerka dhexe ee Forex inshallah.

Waa maxay Forex?

Forex waxaa laga soo gaabiyay (foreign exchange) oo macnaheedo yahay kala bedelka ama isku bedel Lacaga kala duwan ee dunnida kajiro, ayadoo laga tixraacayo sida bankiyada aduunka maalinkaas sheegayaan. Suuqani waa suuqa aduunka ugu balaaran ganacsiyada dunnida maanta kajiro, Suuqyada aduunka ayaa waxaa hormuud ka ah:
1. Suuqa Forex
2. Suuqa Dhijitaalka (Cyrptocurrency)
3. Stock marketing
Forex ayaa maalinti lagu kala bedeshaa lacag lagu qiyaasay 5.4 trillion 2019, taas waxey ku siineeysaa fursada aadka ubalaaran oo halkana ka furan. Shuruudaha ma ahan in aad shahaado caalami ah haysato ama taajir tahy ama banki aad leedahy. Waxaad ubaahan tahay oo kaliya aqoonti iyo lacag aan saas ubadneen oo ku bilowdo. Suuqan forex waxaa uu shaqeeyaa 5 maalin iyo 24 saac, taas waxey kadhigantahy hadii aad tahay Arday, Hooyo, Aabo, Macalin, ama Shaqaale, waxaad kashaqeeysan kartaa waqtiga aad xurta tahay.

Buuggaan oo dhameystiran:
Waa: 40 Page

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *