FOREX FOR BEGINNER SOMALI

HORDHAC

Buugani wuxuu ku bari doonaa sida suuqa forex u shaqeeyo isagoo kaaga bilaabayo Aasaaska forex ilaa Advanced, buugani wuu aqrisan karaa qofka Forex ku cusub si uu u fahmo forex waxa ay tahay, siduu u shaqeeyo iyo sida loogu shaqeysto, sidoo kale wuu aqrisan karaa qofka suuqan forex mudo badan ku jiray si uu usii hormariyo cilmigiisa iyo fahanka uu ka heysto suuqan, maxaa yeelay waxaa la dhahaa Forex waa Mental business waa ganacsi saameyn weyn ku leh sida aad u fikiraysid iyo qaabka aad go'aanada u qaadaneysid, Buugani wuxuu kaakaabi dhammaan dul-duleelka kaa haysto dhanka Forex heerka hoose ilaa heerka ugu sareysa.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 64 Page
Nooca: PDF
Size: 2 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *