DHIS SEESKA GANACSIGAAGA PDF

Waa maxay ganacsi?

Ganacsigu waa nidaam dhaqaalle oo meesha allaabta iyo adeegyadda wax lagu badelo mid kale ama lacag.

Ganacsiga caalamka ka jira waa sadax nuuc:

1. Ganacsi hal qof uu leeyahay.
Ganacsiga noocaan oo kale ah waxaa iska leh hal qof oo kali ah, Qofka noocaan oo kale ayaa wax walbo oo ganacsigaas rasaamaal u ah iska leh, Milkiilaha ganacsiga noocaan oo kale ayaa lagu lahadaa deymo badan, laakiin markaad dhinacyo badan ka fiiriso marna waa Qatar weyn marna waxaa laga helaa faa’iido badan.

2. Iskaashi waa ganacsi ay leeyihiin laba qof ama ka badan.
Iskaashiga micnihiisa waa in waxwalbo la wadaago sida deymaha, rasamaalka ay leedahay shirkadda, macaamiilka, dejinta go’aamada, iyo guud ahaan in la wadaago faa’iido iyo qasaaro. Waxaa jiro saddex nooc oo iskaashi: iskaashi faa’iido-doon, iskaashi guud iyo iskaashiga xadidan.

3. Ganacsi Saamiley ama shirkad, ganacsiga noocaan oo kale waxaa lagu leeyahay daymo aan sidaas usii badneen. Waxwalbo oo ku jira ganacsigaas waxaa iska leh dadka wax ku darsada oo kali ah, Waxaa laga yabaa inuu ka koobanyahay 500 ama in ka badan milkiilayaal, milkiile walbo waxaa loogu dhuftaa boqolkiiba inta uu ku leeyahay.

Waxaana jira nidaam ka wada dhaxeeyo dhammaan milkiilayaashaas noocaan oo kale.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 210 Page

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *