DARIIQA CAADOOYINKA WANAAGSAN PDF HORDHAC Buuggan wuxuu ka hadlaa sidii loo dhisi lahaa caadooyin wanaagsan iyo sida looga takhalusi lahaa caadooyinka xun, si nolosha qofku u noqoto mid hagaagsan oo wax-soo-saar leh.Buuggu wuxuu ku barayaa in noloshaada la hagaajiyo adigoo hagaajinaya caadooyinkaaga, halkii aad ka raadin lahayd isbeddel degdeg ah ama xal mucjiso ah. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 48 PageLacagta: $1.5 BUY NOW|HADA IIBSO