DABINKII LACAGTA PDF

HORDHAC

Yaa maamula dhaqaalaha caalamka? Sidee dunida laysku gumaystaa dhaqaalaha? Sidee ayey u shaqeeyaan bangiyada islaamku? Sirta ka danbeysa hay'adda lacagta adduunka"IMF" iyo Bangiga adduunka? Sirta iyo Duruusta ku Duugan bariga dhexe? Waa ayo Israa'iil? Shirqoolka reer galbeedka dunida inteeda kale! Yaa samaystey mashiinada waraaqaha lacagta lagu daabacado? Maxaa ka dhexeeya Diinta, hantida iyo siyaasadda? Waa maxay Ribadu? Meeday lacagtii Islaamku? Maxaa ka dhaxeeya Shidaalka, Saliidda iyo Dollarka?

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 82 Page
Nooca: PDF
Size: 16 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *