DAB IYO DHAGAX PDF

HORDHAC

Buuggani waxa uu naqdinayaa dadka diinta khalad ka fahmay ee dhiigga qofka muslinka ah in la daadiyo ku bannaysta fahan xumadooda diimeed, waxa ay iftiiminaysaa xurmada ay leedahay nafta qofka muslinka ah iyo halka uu Islaamku ka taagan yahay. Sidoo kale waxa uu buuggu faaqidayaa sooyaalka dhiig daadinta Muslimiintu halka ay ka soo bilaabantay, jaranjarrooyinkii ay soo martay iyo halka ay maanta taagan tahay; waxa uu si suugaanaysan oo farshaxamaysan u lafagurayaa dalbaha ay leedahay aragtidaasi.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 148 Page
Nooca: PDF

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *