DAAWADA MURUGADA (FREE)

HORDHACA BUUGA

Buuggan wuxuu dhab ahaan kaa caawin doonnaa talaabo kasta oo aad u baahantahay inaad qaado, si aad oga baxdid dhamaan murugada iyo dhibaatooyinka aad dareemeysid, waxaadna ka heli doontaa dhiirigalin aad u badan oo aad ku dareemi doontid farxad. waxaad ka heli doontaa Awood aad kusii wadato, waxwalba marka ay kuugu adkaadaan.
Buuggan kuuma sheegi doono oo Kaliya sida looga boxo Murugada, balse wuxuu kuu sheegi doonaa talaabooyin (practical) ah iyo talooyin waxtar leh oo aad ku dabaqi karto noloshaada.

Buugga oo dhameystiran:
Waa: 135 Page
Size: 16 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart