CUDURADA CARUURTA PDF

Cudurada Caruurta Ku dhaco waxaa ka mid ah:

Hypertension in children (Dhiigkarka Caruurta).

Dhiigkar ka Caruurta: Waa marka uu kordho cadaadiska dhiiga ee xididada jirka, wuxuuna cadaadiska dhiigu uu kordhaa marka ay yaraadaan ama dhuudhuubtaan xididdada ama halbowlayaasha dhiiga qaada. Caruurta sanado badan ayuu heyn karaa isaga oo wax calaamad ah aan mujineyn. Waxa uu wax yeelo daran ugeystaa xididada dhiiga qaada, maskaxda, wadnaha, indhaha, iyo kiliyaha.

Sababaha : Causes

❖ Waxaa sababa dhiiga oo saa'id u kaca : Severe hypertension.
❖ Isku dabaridka arotaha : Coarctation of Aort.
❖ Waqti dheer oo dawada laqaato : Long term steroid therapy

Signs and Symptoms

✓ Madax xanuun : Headache.
✓ Gariir, koomo iyo araga oo is badala : Convulsions, coma and visual symptoms.
✓ Barar iyo kaadi dhiig : Oedema, haematuria, proteinuria.
✓ Wadne istaag iyo barar san babada ah : Acute heart failure and pulmonary oedema.
✓ Carurta qaar waxaa laga yabaa in ay sabtomaytic yihiin : Some children may be asymptomatic.

Sida loo maareeyo caruurta dhiig karka leh (Management).

Hadii ilmaha yar lagu arko dhiig kar lamafilaan ah (Acute hypertension) u samee daryeel ku haboon xaladaan sida in aad ka cabirto dhiiga 10 daqiiqo mar (BP) ilaa aad xasilooni kadareento canuga. sii dareera yaasha ku haboon. ku nasi sariirta wadnaha xakamee qaadashada dareeaha aad siisay (Control fluid).

Talooyinka : Recommendations

Dhamaan bukaanada qaba xanuunka dhiig-karka joogtada ah. Waa in la kontoroolaa xaaladooda sida caafimaad qabka kiliyahooda iyo xididada dhiiga.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 160 Page

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *